Dunida casriga ah ee maanta, shaashadaha ayaa noqday qeyb ka mid ah nolosha maalinlaha ah. Carruurta, gaar ahaan kuwa da’doodu yar tahay, waxay helaan fursado badan oo ay shaashadda u […]
Category: Caafimaad Guud
Dilaaga Qarsoon!!!
Dhiikarku Cudur Aamusnaan Ku Bilaabma, Saameyn Weynna Leh Dhiikarka ama cadaadiska dhiigga oo sareeya (Hypertension) waa mid ka mid ah cudurrada ugu caansan uguna khatarta badan ee saameeya dadka da’da […]
Waa Maxay Dopamine?
Hordhac Miyaad dareentay inaad rabto inaad mar kasta hubiso email-kaaga ama baraha bulshada? Mise waxaad ciyaartay ciyaar sida Ludo IWM, oo aad saacado badan ku lumisay xitaa haddii aad shaqo […]
World Cancer Day
Wacyi-gelin Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Kansarka (World Cancer Day) 4-ta Febraayo: Maalin u Taagan Wacyi-gelinta Kansarka Maalinta Caalamiga ah ee Kansarka waa fursad muhiim ah oo lagu kordhinayo […]
Xanuunka Macluumaadka Badan (Information Overload Syndrome)
Xanuunka Macluumaadka Badan (Information Overload Syndrome) Waa xaalad qofka uu dareemo inuu culays saaran yahay sababo la xiriira helista macluumaad aad u badan waqti kooban gudaheed, taasoo ka dhigaysa mid […]
Cudurka macaanka (diabetes)
Cudurka macaanka (diabetes) waa xanuun dabadheera oo saameeya sida jidhku u isticmaalo sonkorta (glucose) dhiigga ku jirta. Glucose waa isha ugu weyn ee tamarta unugyada jidhkaaga u baahan yihiin si […]